Asaaskii Puntland iyo Aaya xumadiisa 23 Jan 2008
Sida aan lawada socono DGPL oo ka kooban Gobolo dhowr ah ,waxaa lagu dhisay talo iyo isku xidhnaasho ay u wada dhan yihiin beelaha wada dhashay ee degen deegaanka ay Puntland ka kooban tahay.
saraakiishii iyo qurbo joogtii ma far -yaro bidix bay ka baxeen? 22 Jan 2008
qurba joogta oo jecel inlaascaanood dib loo xoreeyo iyo wadadii lagu xorayn lahaa oo aanay jeexin.qurba joogta ayaa waxay isu diraan tellphono aad ubadan iyagoo dhamaantood kamidaysan arinta laascaanood waxay kaloo aad ula xidhiidhaan soomaaliya ama deeganada ay ka soo jeedaan hase ahaatee waxay ku guul daraysteen inay la yimaaddaan maamul fiican.
Maalin waliba waa kow wakhtiguna ma kaadsado 04 Jan 2008
xaaladaha colaaded ee ka alosan degaanada ssc waxay u muqdaan kuwo isa sii taraya, nin booli haysta iyo kii ay baadidu ka maqneyd oo bilaawihisa afeysanaya,
Maxaa Puntland ka xaarantimeeyey Barbara iyo Burco? 26 Dec 2007
Waxa jirtey waqti hada muddo laga joogo oo aan umalaynayo in ay ahayd sanadkii 1995 bilowgiisi baa waxaan ku tegey magaalada Laascanood booqasho dhawr wiig ah.
Goormaay ku eg tahay xukuumadda cadde muuse dastuur ahaan 10 Dec 2007
waxaa lawada ogsoon yahay in ay puntaland leedahay dastuur ama xeer u yaalla.ayna ku Hishiiyeen beelaha degan goboladda puntland, waxana ugu waaweeyn qodobadaas .kana mid ah.